Nin Ganacsade caan ahaa dil u geestay oo Maxkamad la horgeeyay (Sawirro)

Waxaa saakay Maxkamada gobolka Galgaduud ee dowlad gobolewedka Galmudug la hor geeyay nin gacan ku dhiigle ah oo loo heestay in dil bareer ah goobtiisa ganacsi ugu geestay Ganacsade caan ka ahaa deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Maxkamada ayaana u fadhiisatay dhageesiga dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cismaan Ciise Afrax oo Xafiiska … Continue reading Nin Ganacsade caan ahaa dil u geestay oo Maxkamad la horgeeyay (Sawirro)